Saif al-Islam Gaddafi oo loo diiday in uu u tartamo xilka Madaxweynaha dalka Liibiya

Waxaa lagu wadaa bisha soo socota ee December in dalka Liibiya ka bilaabato doorashada madaxtinimo ee dalkaasi, waxaana doorashada ku tartamaya Musharaxiin badan ay ku jiraan kuwa miisaan leh. Saif al-Islam Gaddafi oo ah wiil uu dhalay Hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya ayaa kamid ahaa musharaxiinta miisaanka culus leh ee isku soo taagay doorashada Madaxtinimo … Continue reading Saif al-Islam Gaddafi oo loo diiday in uu u tartamo xilka Madaxweynaha dalka Liibiya